Rumayso ama ha rumaysan, socdaalka uurkaagu hadda wuu bilaabmay, inkasta oo aanad weli uur yeelan. Taasi waa sababta ah dhakhaatiirta intooda badani in ay bilaabaan uurka wakhtiga ku salaysan maalinta koowaad ee caadadaada ugu dambeysa .
Usbuucyada 1 iyo 2 ee uurka, jidhkaagu waxa uu isu diyaarinayaa ugxansidaha iyo isu diyaarinta bacriminta, taas oo dhici doonta toddobaadka 3aad.
1 week ilaa 2 week
Haddii aad uur leedahay 1 ilaa 2 toddobaad, waxaad ku jirtaa bisha 1aad ee uurkaaga. Kaliya 8 bilood ayaa ka dhiman xilligaada! Waxaa u malaynayaa su’aalo badan ayaa jawaabo u doonaysaa ? Waa kuwanmacluumaad dheeraad ah oo ku saabsan sida toddobaadyada, bilaha iyo 1 ilaa 2 isbuuc ogu horeeyso uurka.
Diyaar garoowga ugxaan-sidahaaga

Ugxaan sidaha, ma jiro ilmo ama (embriyaha :aragtida ilmogaleenka hoyada). Ugu yaraan – ukumo walaacsan oo farabadan ee shahwada dhan ah, oo radinaayo ama helayo albaabadooda.Laakiin toddobaad yada 1 iyo 2 ee uurka ayeey ku jiraan- toddobaadkas isla markiiba caada daadu ugu dambeysa – jidhkaagu wuxuu si adag u shaqeynayaa si uu u diyaariyo dhacdada waddada u horeysa ilmaha:
Hadda, ilmo-galeenkaagu wuxuu bilaabay isu diyaarinta imaatinka ukun bacrinta, inkastoo aadan si hubaal ah u ogaan doonin in ukuntaasi ay si guul leh ula mid noqotay shahwada ilaa bisha soo socota. 0 ilaa Xisaabinta taariikhda dhalmadaada Sideed ugu yeeri kartaa usbuucaaga ugu horreeya ee uurka haddii aadan xitaa uur lahayn?
Wakhtiga aad ku jirto 1 ilaa 2 week
Aad bay ugu adag tahay dhakhtar kaaga inuu tilmaamo wakhtiga saxda ah ee uurku bilaabmayo (marka shahwada ay la kulanto ukunta). Inkastoo aysan jirin wax khalad ah bilowga caadadaada, maalinta saxda ah, ugxantu waxay noqon kartaa mid adag in ogaado. Intaa waxaa dheer, shahwada lammaanahaaga waxay ku jiri kartaa jirkaaga dhowr maalmood ka hor inta aysan ukunku soo bixin si ay u kulmaan.
Sidoo kale, ukuntaada waxaa la sugi karaa ilaa 24 saacadood hadii shahwada sodahdo si ay u soo isugutagan ama ay u kulmaan. Markaa si loo siiyo uurka waqtiga saxda ah , inta badan dhakhaatiirtu waxay isticmaalaan maalinta ugu horeysa ee caadadaada ugu dambeysa sida bilowga ee uurkaaga 40-ka usbuuc. Wali waa ku wareersan tahay in aad fahanto ? Ka fakar bilawgaga hore – caadadii kuugu danbaysay,
Waxaad heshay caadadaadii ugu dambeysay, ugu yaraan in muddo ah: xuubka ilmo- galeenkaagu wuu kala daadanayaa, isagoo qaadanaya ukuntii aan wali bacrimin ee bishii hore. Laakiin taasi ma ahan waxa dhacaya oo dhan. ee Wareeg cusub ayaa bilaabmaya, kaas oo ah barta bilowga uurkaaga. Oo haddii aanad uur yeelan wakhtigaan, ha welwelin: Celcelis ahaan, lammaanaha caafimaadka qaba ee 20-ka iyo horraanta 30-ka jira waxay leeyihiin qiyaastii boqolkiiba 25 % ilaa 30% fursad ay uur qaadi karaan wareeg kasta.
Dhanka kale, inta ilmo-galeen kaagu isu diyaarinayo kireeynta cusub, noqo milkiile wanaagsan. Ka fakar labadan usbuuc ee sugitaanku sidii uu socodkii ugu dambeeyay ka hor inta uusan ilmuhu furaha isaga la wareegin.
kormeer iyo wada tashi wanaagsan ku samee
Bilow inaad qaadato fiitamiinka dhalmada ka hor, qaado cunto caafimaad leh oo dhalmada ka hor ah iyo jimicsi joogto ah. Hoos u dhig ama yareeyso huwashada dharka, isticmaalka aalada teknolejiyada kulkulul si aad u kordhiso bacriminta Daraasaduhu waxay muujinayaan in kulaylka dheeraadka ah – sida nooca ay soo saaraan bustayaal koronto, suufka kululaynta, kuraasta kululaynta iyo xitaa laptop-yada lagu qabsado dhabta ama caloosha – waxay sidoo kale saameyn weyn ku yeelan kara xiniinta raga dabeecadda iyadoo hoos u dhigta wax soo saarka shahwada !).
Waxad wada xaajood kala yeelan kartaa ninkaaga siyaabo badan oo aad ku kordhin karto fursadahaaga kooldhalinta ugxaan bacriminta inta aad ku jirtaan helisteeda.
Iska ilaali in aad galmo afka in aad sameeyso waa dhacdo weyn oo halisna leh, candhuuftu waxa ay saameyn xun ku yeelan karta dhaqdhaqaaqa shahwada iyo bacriminta… oo aad rabto in ay noolaadaan. Sidoo kale saliidaha badankooda oo lagu sahlo galma badankooda waxaa ay ka sameysan yihiin maadooyin dhib ku ah ilmo sameynta jirka, markaa iska ilaali Astroglide inta aad isku dayayso inaad uur yeelato.
Tallooyinkaan si fiican u qaado

Tallooyinka todobadka 1 ilaa 2 Shaki kuma jiro in jidhkaagu in uu shaqeenayo wakhti dheeraad ah – markaa ku caawi in la siiyo nafaqooyinka dheeraadka ah ee uu u baahan yahay si uu ilmuhu u dhiso adiga oo 400 ilaa 600 oo microgram oo folic acid ah maalin kasta ka helaya dhammaan ilaha, ku jiraan fitamiinada uurka ka hor iyo cuntooyinka hodanka ku ah folate.
waxay kaa caawin kartaa yareynta halista cilladaha dhalashada, oo ay ku jiraan cilladaha wadnaha ku dhasha iyo tuubada neerfaha ee ilmahaaga, waxaa xitaa ay hoos u dhigtaa fursadaha sonkorowga uurka, foosha ka hor iyo kadib.
La Balan takhtar arimaha dhalaanka iyo umusha la xariiro waxaad u baah naan doontaa inaad is aragtaan dhakhtarkaaga si aad u hubiso in wax walba in ay yihiin sidii loogu tala galay. Wax ka weydii daawooyinka Haddii aad tahay qof daawo qaato ama daawo u socoto, warqada dhakhtarka, Daawo dhireedyada, weydii dhakhtarkaaga sida ugu dhaqsiyaha badan haddii ay tahay mid la qaadankaro xilliga uurka.
La soco qaybta xigta ee 3 week