1. Addis Ababa, Itoobiya:
Addis Ababa waa caasimada Itoobiya iyo markii horeba caasimada midowga Afrika. Waa meel ku dhisan xiriir badan ee bulshada caalamka.. Magaaladaan waa magaalo qadiim ah oo ku dhisan taariikhda iyo dhaqanka Itoobiya. Addis Ababa ayaa ku socoto in ay horumariso dhismaheeda iyo wadooyinka si ay ogu la tartanto magaalooyinka kale ee calamka.

2. Kigali, Ruwanda:
Kigali waa caasimada dalka Ruwanda, dal madax bannaan oo ka mid ah waddamada bari Afrika. Waxa uu ku dhisanyahay diyaaradaha, adeegyada horumarineed, iyo in la maalgashado nololeedka bulshada.Dalka ayaa 1994 noqday meel la isku xasuuqay, hada waxa ay noqonaysaa goob quruxda dunida la tartanto.

3. Nairobi, Kenya:
Nairobi waa caasimada Kenya, dal madax bannaan oo ku yaalla badda Hindiya. Waa meel ku dhisan dhaqanka iyo taariikhda kala duwan, iyadoo la fahmo inay tahay mid ka mid ah caasimadaha ugu horumarinta ugu fiican bariga Afrika.

4. Dakar, Senegal:
Dakar waa caasimada Senegal ee ku taalla bariga Afrika. Waxa uu ku jira xarun siyaasadeed, adeegyo dhaqameed iyo soo saarista cilmi baaris, waxaana ka mid ah caasimadaha ugu qurxoon bariga Afrika.

5. Cape Town, Koonfur Afrika:
Cape Town waa caasimada Koonfur Afrika ee ka tirsan waddanka Afrika. Waa meel ku dhisan xarumo tayo leh iyo xidhiidhada dhaqanka.

6. Lagos, Nigeria:
Lagos waa caasimada ugu dadka badan africa. Waa meel ku dhisan ganacsiga iyo maalgashiga, iyadoo la filayo inay noqoto mid ka mid ah caasimadaha ugu horumarinta fiican Afrika.

7. Cairo, Masar:
kairo waa caasimada Masar, waxeey ku taalaa waqooyi bari Afrika. Waa meel ku dhisan taariikhda iyo dhaqanka qadiimiga ah, oo ku taalla dhulka ugu casri Afrika. kairo waa casimad aad u qurux badan waxaa wadnaheeda ah fagaaraha taxriir esquar, waxa mara wabiga Nile ee ka soo durdura dalka Ethiopia. Kairo waxa ay ku jirta caasimadaha ogu qadiimsan adunka.

8. Accra, Gaana:
Accra waa caasimada Gaana, waddanka batroolka ah ee ku taallo xeebta atlantik ee waqooyiga Afrika. Waa meel ka dhisan fanka, dhaqan, waa magaalo ku dhisan nolosha bulshada.

9. Luanda, Angola:
Luanda, waa caasimada dalka Angola, waxa ay kaga taalaa qarada africa dhan ka koonfurta africa. waxa ay tahay luanda caasimad quruxbadan oo bad xeebeedka tropical Atlantic kaga taal. waxaa caasimada ay soo jiidanaysaa indhaha dadyaaaw badan oo duniga kala joogo.

10. Dar es Salaam, Tanzniya:
Dar es Salaam waa caasimada Tansaaniya, dal madax bannaan oo ku taalla bariga Afrika. Waa meel ku dhisan dhaqanka, fanka, iyo maalgashiga, iyadoo laga yaabo inay tahay meel ku dhisan nolosha bulshada kuna tiirsan dalxiiska. Casimada ayaa ha meel ku haboon dalxiiska iyo nolosha.

MOGADISHU SOMALIA
MOGADISHU Caasimada dalka somalia ayaa waxaa hareeyay dagaal ahliya kaasoo sababay in casimada ay dib u noqod ku yaamaado, dagaalo isdaba jooga kadib waxaa 30 sano kadib dib loo helay isbado yar yar oo hada socodo. waxaa suurta gal ah hadii somalia ay isku wada raacdo xasilooni waarta ee dalka uu noqdo mid xasiloon in caasimada dalka somalia Mogadishu heer sare u soo gali doonto caasimadaha quruxda badan ee africa.